Sacuudiga oo Casuumay Fanaanad aad u anshax daran iyo Baraha bulshada oo …

Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga ayaa wada isbadalo badan uu ka hirgalinayo boqortooyada Sacuudiga, waxaana dalkaasi hada ka hirgalaya arimo badan oon horey dalkaasi uga jirin. Bandhig 18-ka bishan ka dhacaya magaalada Riyad ee caasimada dalka Sucuudiga ayaa lagu casuumay fanaaniin dunida caan ka ah , waxa ayna fanaaniintan halkaasi kusoo bandhigi doonaan heeso iyo ciyaaro. … Continue reading Sacuudiga oo Casuumay Fanaanad aad u anshax daran iyo Baraha bulshada oo …